I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


121) Give - Verb Form in Present Tense - Negative Form

I do not give. (English)
Anigu ma siiyo. (Somali)
We do not give. (English)
Innagu ma siinno. (Somali)
You(m) do not give. (English)
Adigu ma siisid. (Somali)
You(f) do not give. (English)
Adigu ma siisid. (Somali)
She does not give. (English)
Iyadu ma siiso. (Somali)
You(pl) do not give. (English)
Idinku ma siisaan. (Somali)
He does not give. (English)
Isagu ma siiyo. (Somali)
They do not give. (English)
Iyagu ma siiyaan. (Somali)