I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


122) Give - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I gave. (English)
Anigu waan siiyay. (Somali)
We gave. (English)
Innagu waan siinnay. (Somali)
You(m) gave. (English)
Adigu waad siisay. (Somali)
You(f) gave. (English)
Adigu waad siisay. (Somali)
She gave. (English)
Iyadu way siisay. (Somali)
You(pl) gave. (English)
Idinku waad siiseen. (Somali)
He gave. (English)
Isagu wuu siiyay. (Somali)
They gave (English)
Iyagu way siiyeen. (Somali)