I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


123) Give - Verb Form in Past Tense - Negative Form

I did not give. (English)
Anigu ma siinnin. (Somali)
We did not give. (English)
Innagu maynaan siinnin. (Somali)
You(m) did not give. (English)
Adigu maadan siinnin. (Somali)
You(f) did not give. (English)
Adigu maadan siinnin. (Somali)
She did not give. (English)
Iyadu mayna siinnin. (Somali)
You(pl) did not give. (English)
Idinku maydaan siinnin. (Somali)
He did not give (English)
Isagu muuna siinnin. (Somali)
They did not give. (English)
Iyagu mayna siinnin. (Somali)