I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


131) Write - Verb Form in Past Tense - Negative Form

I did not write. (English)
Anigu ma qorin. (Somali)
We did not write. (English)
Innagu maynaan qorin. (Somali)
You (m) did not write. (English)
Adigu maadan qorin. (Somali)
You (f) did not write. (English)
Adigu maadan qorin. (Somali)
She did not write. (English)
Iyadu mayna qorin. (Somali)
You (pl) did not write. (English)
Idinku maydaan qorin. (Somali)
He did not write. (English)
Isagu muuna qorin. (Somali)
They did not write. (English)
Iyagu mayna qorin. (Somali)