I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


132) Write - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am writing. (English)
Anigu waan qorayaa. (Somali)
We are writing. (English)
Innagu waan qoraynaa. (Somali)
You (m) are writing. (English)
Adigu waad qoraysaa. (Somali)
You (f) are writing. (English)
Adigu waad qoraysaa. (Somali)
She is writing. (English)
Iyadu way qoraysaa. (Somali)
You (pl) are writing. (English)
Idinku waad qoraysaan. (Somali)
He is writing. (English)
Isagu wuu qorayaa. (Somali)
They are writing. (English)
Iyagu way qorayaan. (Somali)