I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


135) Write - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not writing. (English)
Anigu maan qorayn. (Somali)
We were not writing. (English)
Innagu maynaan qorayn. (Somali)
You (m) were not writing. (English)
Adigu maad qorayn. (Somali)
You (f) were not writing. (English)
Adigu maad qorayn. (Somali)
She was not writing. (English)
Iyadu may qorayn. (Somali)
You (pl) were not writing. (English)
Idinku maydaan qorayn. (Somali)
He was not writing. (English)
Isagu muu qorayn. (Somali)
They were not writing. (English)
Iyagu may qorayn. (Somali)