I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


134) Write -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was writing. (English)
Anigu waan qorayay. (Somali)
We were writing. (English)
Innagu waan qoraynay. (Somali)
You (m) were writing. (English)
Adigu waad qoraysay. (Somali)
You (f) were writing. (English)
Adigu waad qoraysay. (Somali)
She was writing. (English)
Iyadu way qoraysay. (Somali)
You (pl) were writing. (English)
Idinku waad qorayseen. (Somali)
He was writing. (English)
Isagu wuu qorayay. (Somali)
They were writing. (English)
Iyagu way qorayeen. (Somali)