I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


141) Listen -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not listening. (English)
Anigu ma dhageysanayo. (Somali)
We are not listening. (English)
Innagu ma dhageysanaynno. (Somali)
You (m) are not listening. (English)
Adigu ma dhageysanaysid. (Somali)
You (f) are not listening. (English)
Adigu ma dhageysanaysid. (Somali)
She is not listening. (English)
Iyadu ma dhageysanayso. (Somali)
You (pl) are not listening. (English)
Idinku ma dhageysanaysaan. (Somali)
He is not listening. (English)
Isagu ma dhageysanayo. (Somali)
They are not listening. (English)
Iyagu ma dhageysanayaan. (Somali)