I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


142) Listen -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was listening. (English)
Anigu waan dhageysanayay. (Somali)
We were listening. (English)
Innagu waan dhageysanaynay. (Somali)
You (m) were listening. (English)
Adigu waad dhageysanaysay. (Somali)
You (f) were listening. (English)
Adigu waad dhageysanaysay. (Somali)
She was listening. (English)
Iyadu way dhageysanaysay. (Somali)
You (pl) were listening. (English)
Idinku waad dhageysanayseen. (Somali)
He was listening. (English)
Isagu wuu dhageysanayay. (Somali)
They were listening. (English)
Iyagu way dhageysanayeen. (Somali)