I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


144) Speak - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I speak. (English)
Anigu waan hadlaa. (Somali)
We speak. (English)
Innagu waan hadalnaa. (Somali)
You (m) speak. (English)
Adigu waad hadashaa. (Somali)
You (f) speak. (English)
Adigu waad hadashaa. (Somali)
She speaks. (English)
Iyadu way hadashaa. (Somali)
You (pl) speak. (English)
Idinku waad hadashaan. (Somali)
He speaks. (English)
Isagu wuu hadlaa. (Somali)
They speak. (English)
Iyagu way hadlaan. (Somali)