I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


143) Listen - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not listening. (English)
Anigu maan dhageysanayn. (Somali)
We were not listening. (English)
Innagu maynaan dhageysanayn. (Somali)
You (m) were not listening. (English)
Adigu maad dhageysanayn. (Somali)
You (f) were not listening. (English)
Adigu maad dhageysanayn. (Somali)
She was not listening. (English)
Iyadu may dhageysanayn. (Somali)
You (pl) were not listening. (English)
Idinku maydaan dhageysanayn (Somali)
He was not listening. (English)
Isagu muu dhageysanayn. (Somali)
They were not listening. (English)
Iyagu may dhageysanayn. (Somali)