I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


263) Talk between Waiter and Guest

Are you ready to order? (English)
Ma u tahay diyaar inaad dalab qaaddo? (Somali)
May I take your order? (English)
Ma ii sheegi kartaa adigu dalabkaaga? (Somali)
Yes, please. (English)
Haa, Fadlan. (Somali)
Just a minute, please. (English)
Fadlan, daqiiqad i sug. (Somali)
Would you like a drink?  (English)
Maxaad jeclaan lahayd in aad cabto? (Somali)
A glass of red wine, please. (English)
Fadlan, hal galaas oo khamrida (waynta) canabida ah. (Somali)
A glass of mineral water, please. (English)
Fadlan, hal galaas oo biyaha sifaysan ah. (Somali)
No, thank you. (English)
Maya, mahadsanid. (Somali)
Would you like some coffee? (English)
Ma u baahan tahay bun? (Somali)
Yes, please. (English)
Fadlan, haa. (Somali)
How would you like your coffee? (English)
Bun noocee ah ayaad jeclaan lahayd? (Somali)
A little milk, but no sugar. (English)
Bun caano yar leh laakiin bilaa sonkor ah. (Somali)
With cream and sugar, please. (English)
Fadlan, mid caano iyo sonkor leh. (Somali)
Black coffee please. (English)
Fadlan, bun madow. (Somali)
How would you like your tea? (English)
Shaah noocee ah ayaad rabtaa? (Somali)
With lemon, please. (English)
Fadlan, mid liin leh. (Somali)
How would you like your eggs? (English)
Ukun noocee ah ayaad jeclaan lahayd? (Somali)
Scrambled, please. (English)
Fadlan, mid shiilan. (Somali)
Hard-boiled. (English)
Mid aad loo bisleeyay. (Somali)
Soft-boiled. (English)
Mid aan aad u bislayn. (Somali)
How would you like your steak? (English)
Hilib saafan oo noocee ah ayaad rabtaa? (Somali)
Well done, please. (English)
Fadlan, mid aad u bislaaday. (Somali)
Medium rare, please. (English)
Fadlan, dhexdhexaad ha noqdo. (Somali)
What bread would you like? (English)
Roodhi noocee ayaad doonaysaa? (Somali)
What do you have? (English)
Maxaad haysaa? (Somali)
White, whole-wheat, rye. (English)
Wada qamadi caddaan ah iyo heed. (Somali)
Rye bread, please. (English)
Fadlan, roodhi heed ka samysan. (Somali)
Complaining (English)
Cabasho. (Somali)
Waiter! I've been waiting for my order for almost an hour already! (English)
Mudalab! waxaan sugayay saacad inaan helo dalabkayga! (Somali)
Can I see the manager, please? (English)
Ma arki karaa maareeyaha fadlan? (Somali)
Paying (English)
Bixin. (Somali)
Waiter! The bill, please. (English)
Mudalab! Fadlan, xisaabta ii keen. (Somali)
The food was delicious. Thank you very much.  (English)
Cuntadu aad bay u macaanayd. Aad baad u mahadsan tahay. (Somali)