I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


264) Talking about Directions - Situation 1

Excuse me! / Excuse me, sir! / Excuse me, madam! / Excuse me, miss! (English)
Iga raali noqo!/ Iga raali noqo mudane/ marwo/ iga raali noqo marwo. (Somali)
Could you tell me how to get to the bank, please? (English)
Fadlan, ma ii sheegi kartaa sida aan ku heli karo bangiga? (Somali)
When you leave the hotel, turn left and walk three blocks. (English)
Markaad ka baxdo hoteelka, bidix u leexo, ka dibna dhaaf saddex sakadood. (Somali)
Make a left turn at the bookstore. (English)
Bidix uga leexo keydka/bakhaarka buugaagta. (Somali)
You will see a cafe and a post office. (English)
Waxaad arki doontaa makhaayad iyo xafiiska boostada. (Somali)
The bank is next to the post office. (English)
Bangigu wuxuu ku xigaa xafiiska boostada. (Somali)
Thanks a lot. (English)
Aad baad u mahadsan tahay. (Somali)
You're welcome. (English)
Adaa mudan. (Somali)