I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


265) Talking about Directions - Situation 2

Could you tell me where the Science Museum is, please? (English)
Ma ii sheegi kartaa halka uu ku yaallo madxafka saynisku fadlan? (Somali)
It is on the corner of Bank and Market road. (English)
Wuxuu ku yaallaa geeska bangiga iyo waddada suuqa. (Somali)
How do I get there from here, please? (English)
Sideen ku gaadhi karaa halkaas fadlan? (Somali)
Go down this street and turn right at the traffic light. (English)
Hoos u qaad waddadan, ka dibna midig uga leexo laydhka-taraafigga/ishaarada . (Somali)
Walk two blocks and turn right onto Churchill Street. (English)
Dhaaf laba sakadood, markaana midig ugu leexo waddada Jaarjil. (Somali)
Go passsing the department store and the flower market, and you'll see the Science Museum. (English)
Dhaaf bakhaarka waaxda iyo suuqa ubaxa, ka dib waad arki doontaa Madxafka Sayniska. (Somali)
It is a large red-brick building. You cannot miss it. (English)
Waa dhisme wayn oo casaan xiga, ma garan waayaysid. (Somali)
Is it far from here? (English)
Miyay ka fog tahay halkan? (Somali)
No, it's just a ten-minute walk. (English)
Maya, waxay jirtaa in loo socdo toban daqiiqo. (Somali)
Thank you very much. (English)
Aad baad u mahadsan tahay. (Somali)
You're welcome. (English)
Adaa mudan. (Somali)