I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


38) Subject Pronouns + Had (Positive)

I had. (English)
Anigu waan haystay. (Somali)
We had. (English)
Innagu waan haysanay. (Somali)
You (m) had. (English)
Adigu waad haysatay. (Somali)
You (f) had. (English)
Adigu waad haysatay. (Somali)
She had. (English)
Iyadu way haysatay. (Somali)
You (pl) had. (English)
Idinku waad haysateen. (Somali)
He had. (English)
Isagu wuu haystay. (Somali)
They had. (English)
Iyagu way haysteen. (Somali)