I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


39) Subject Pronouns + Had (Positive) - Example

I had a pen. (English)
Anigu waxaan haystay qalin. (Somali)
We had a pen. (English)
Innagu waxaan haysanay qalin. (Somali)
You (m) had a pen. (English)
Adigu waxaad haysatay qalin. (Somali)
You (f) had a pen. (English)
Adigu waxaad haysatay qalin. (Somali)
She had a pen. (English)
Iyadu waxay haysatay qalin. (Somali)
You (pl) had a pen. (English)
Idinku waxaad haysateen qalin. (Somali)
He had a pen. (English)
Isagu wuxuu haystay qalin. (Somali)
They had a pen. (English)
Iyagu waxay haysteen qalin. (Somali)