I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


84) Past Tense - Question Words

Did you (m) read? (English)
Miyaad akhriday adigu? (Somali)
Yes, I read. (English)
Haa, annigu waan akhriyay. (Somali)
What did you (m) read? (English)
Maxaad akhriday adigu? (Somali)
I read news paper. (English)
Anigu waxaan akhriyey wargeys. (Somali)
Which news paper did you (m) read? (English)
Wargeyskeed akhriday adigu? (Somali)
I read Addis Zeman news paper. (English)
Anigu waxaan akhriyey wargeyska Addis Zeman. (Somali)
When did you (m) read news paper? (English)
Goormaad adigu akhriday wargeyska ? (Somali)
I read news paper yesterday. (English)
Anigu waxaan akhriyey wargeyska shalay. (Somali)
Where did you (m) read news paper? (English)
Xaggeed adigu ku akhriday wargeyska? (Somali)
I read newspaper at my home. (English)
Anigu waxaan wargeyska ku akhriyey gurigayga. (Somali)
Why did you (m) read news paper? (English)
Adigu maxaad u akhriday wargeyska? (Somali)
I read newspaper for information. (English)
Anigu waxaan u akhriyay wargeyska xog helid. (Somali)
Who did you (m) read news paper with? (English)
Ayaad adigu la akhriday wargeyska? (Somali)
I read news paper with my friends. (English)
Anigu waxaan la khriyay wargeyska saaxiibaday. (Somali)
How did you (m) read news paper? (English)
Sidee baad adigu u khriday wargeyska? (Somali)
I read news paper slowly. (English)
Anigu waxaan u akhriyey wargeyska si deggan. (Somali)