I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


85) Past Tense - List of Past Actions

I got up yesterday morning. (English)
Anigu waxaan toosay shalay aroortii. (Somali)
I prayed to God yesterday morning. (English)
Anigu waxaan u tukaday Eebbe shalay aroortii. (Somali)
I washed my face yesterday morning. (English)
Anigu waxaan maydhay wajiga shalay aroortii. (Somali)
I did exercise yesterday morning. (English)
Anigu waxaan sameeyay jimicsi shalay aroortii. (Somali)
I took shower yesterday morning. (English)
Anigu waxaan maydhay jidhka shalay aroortii. (Somali)
I ate breakfast yesterday morning. (English)
Anigu waxaan cunay qureec shalay aroortii. (Somali)
I listened to the radio yesterday morning. (English)
Anigu waxaan dhegaystay idaacadda shalay aroortii. (Somali)
I went to work yesterday morning. (English)
Anigu waxaan tagay shaqada shalay aroortii. (Somali)
I came back home yesterday evening. (English)
Anigu waxaan kusoo noqdaay guriga xalay fiidkii. (Somali)
I made dinner yesterday evening. (English)
Anigu waxaan kariyay casho xalay fiidkii. (Somali)
I watched television for some time yesterday evening. (English)
Anigu waxaan daawaday muuq-baahiyaha waqti ka mid ah xalay fiidkii. (Somali)
I went to bed/sleep yesterday night. (English)
Anigu waan seexday xalay. (Somali)
I washed my clothes last Sunday. (English)
Anigu waxaan dhaqay dharkayga Axaddii hore. (Somali)
I cleaned my house last Sunday. (English)
Anigu waxaan nadiifiyay guriga Axadii hore. (Somali)