I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


133) Write -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not writing. (English)
Anigu ma qorayo. (Somali)
We are not writing. (English)
Innagu ma qorayno. (Somali)
You (m) are not writing. (English)
Adigu ma qoraysid. (Somali)
You (f) are not writing. (English)
Adigu ma qoraysid. (Somali)
She is not writing. (English)
Iyadu ma qorayso. (Somali)
You (pl) are not writing. (English)
Idinku ma qoraysaan. (Somali)
He is not writing. (English)
Isagu ma qorayo. (Somali)
They are not writing. (English)
Iyagu ma qorayaan. (Somali)